Henry: Ugu dambeyn Jose Mourinho wuu farxi doona waase Goorma ?

0
Wednesday May 10, 2017 - 01:32:53 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 2006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Henry: Ugu dambeyn Jose Mourinho wuu farxi doona waase Goorma ?

    Arbaco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- London


Weeraryahaankii hore ee xulka Faransiiska iyo kooxda Arsenal Herny ayaa sheegay Jose Mourinho ugu dambeyn inuu oran doonno waxaan kuguuleystay labo koob.


 

Mou ayaa isbuucaan markii uu guuldaro kala kulmay kooxda Arsenal waxa uu sheegay awoodiisa oo idil inuu isugu geyn doono ku guuleysiga Europa League, waxaana uu qirtay kooxdiisa aysan tartan u gali karin afarta sare.


 

Macallinkaan ku caanbaxay ciyaar maskeydka ayaa waxa uu doonayaa kooxda Old Trafford markii ugu horeesay taariikhdooda inuu gacanta u galiyo koobkaan.



 

 

Thierry Henry: "Taasi waa waxa uu Jose Mourinho sugaayay inuu dhaho maalinta ugu dambeyso waxaan doonaynaa inaa kamid noqono Champions League iyo waxaa ku guuleysanay labo koob.Sidaasi waa iney naftaada ogaataa. xaalada uu Jose Mourinho kujiro inee u socoto ugu dambeyn inuu qoslo maalinta ugu dambeysyo:


Hadalka Henry ayaa kusoo beegmaya Xilli Man United fursadeeda ugu muhiimsan ee ka qeyb galka Champions League ay ku xiran tahay

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip