Sawirro: Man United oo ku guuleysatay Uefa Europa League

0
Thursday May 25, 2017 - 08:38:04 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Man United oo ku guuleysatay Uefa Europa League

    Khamiis- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Yurub



Kooxda Manchester United united ayaa ku guuleystay koobka Uefa Europa League taariikhda marki u horeysay kadib markii ay 2-0 kaga adkaatay kooxda Ajax Amesterdam ee dalak Holland.


Kulanka fiinaalka oo ka dhacay magaalada Stolkhom ee dalka Sweden ,waxaa United goolasheeda ka caawiyay Paul Pogba oo caawin ka helay Fellani iyo Henrikh Mkhitaryan oo isna caawin ka helay Chriss Smalling.



Koobkan ayaa United ka sacidaya in ay si toos ah uga qeyb gasho koobka Horyaalada Yurub ( Uefa Champions League) 2017-18.


Sidoo kale waxuu United koobkan ka dhigan yahay in ay kusoo birtay kooxaha ku guuleystay koobabka tartamada yurub ee sadexda koobka ah,

Uefa Champions Leaue 1968, 1999, iyo 2008, Uefa Cup Winners Cup iyo Uefa Uropa League 2017.



Waxayna United ku biireysaa kooxaha Juventus,, Ajax, Bayern Munich iyo Chelsaea oo ahaa kooxaha koobabkan horey uu guuleystay.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip