Uefa oo abaalmarisay Ander Herrera

0
Thursday May 25, 2017 - 09:17:01 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1821
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Uefa oo abaalmarisay Ander Herrera

    Khamiis- Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Nyon




UEAF ayaa go'aansatay Herrera inuu ahaa xidigii ugu fiicnaa kulankii xalay ee Finaalka kaas oo Manchester 2:0 ay kaga adkaatay Ajax kama dambeyska tartanka Europa League.


 

Ciyaaryahaanka u dhashay dalka Spain khadka dhaxana ugu ciyaara kooxda Old Trafford ayaa si cajiib ah ugu soo baxay khadka dhaxe kubada joojinta ee kooxda kulankii xalayto. waxa uu ahaa shaqi si xoogan u difaactamay waliba waxaa intaasi udheeraa inuu caawinayay ciyaaryahaanada weerarka.



 

Herrera ayaa xili ciyaareydkaan muhiim u ahaa kooxda Jose Mourinho. asigoo isbuucii lasoo dhaafay ku guuleystay xiyaaryahaanka ugu wanaagsan Manchester United xili ciyaareydkaan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip