Taariikh aan hore loo arag oo laga diiwan galiyay Finalki Europa League

0
Wednesday May 31, 2017 - 12:39:20 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1187
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikh aan hore loo arag oo laga diiwan galiyay Finalki Europa League

    Arbaco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- England


 

Kulankii Finalka Europa League ay wadda ciyaareyn kooxxda Ajex Vs Man United. ayaa waxaa laga diiwaan galiyay taariikh aan hore looga arag kubada cagta caalamka.


 

Manchester United oo lagu daray 29kooxood wakiilo kasocda ayaa waxa ay sitoos ah u daawanaayeen weeraryayaanka da'da yar ee kooxda Ajex Dolberg.

Image result for Kasper Dolberg


 

Experss ayaa si layaableh u soo saartay ku dhawaad 30kooxood finalkii Europa League ineey daawanaayeen Kasper Dolberg kulankaas oo uu kasoo horjeeday Man United.

19-sano jirkaan Ajax u ciyaara ayaa waxaa la aamisanyahay xili ciyaareydkii dhawaanahaan oo idlaaday in ay aheyd wax aan macquul eheyn kadib bandhigiisii shaqsiga . asigoo waliba qeyb weyn kaqaaday kooxda Ajax dhowr iyo labaatan sano kadib ineey gaarto finaalka tartan yurub. ah.


 

Dolberg oo 19sano jir ah ayaa qaatay xili ciyaareyd dhanl-dhalaal leh waliba asigoo aan haysan xidigo Wolrd Class ah. da'yarkaan indhaha caalamka soo jiitay ayaa kooxda kadhisan magaalada Amsterdam xili ciyaareydkii soo idlaaday waxa uu u dhaliyay 23Gool 47kulan oo uu ciyaaray dhamaan tartamada.


 

Kaliya 30kooxood ee xidigaan sida tooska u daawaday kooxaha magacooda la xaqiijiyay ama lagu dhawaaqay ayaa waxa ay kala hayeen labada koox ee bah-wadaaga ku ah Magaalada Manchester ee City United.


 

Arintaan ayaa waxa ay noqoneysaa mid taariikhi ku ah kubada cagta caalamka. in hal ciyaaryahaan ay daawadaan 30kooxood indho-indheeyayaal kasocda.

W/D: Ahmed Yusuf Suleiman


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip