Goorma ayay Real iyo Man United Ciyaari doonaan Uefa Super Cup, Xageyse ku ciyaarayaan, kooxdee ayuuse De Gea u ciyaari doonaa?

0
Sunday June 04, 2017 - 00:56:17 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 4965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goorma ayay Real iyo Man United Ciyaari doonaan Uefa Super Cup, Xageyse ku ciyaarayaan, kooxdee ayuuse De Gea u ciyaari doonaa?

    Axad- Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Nyon

Guusha Real ee hanashada koobka horyaalada yurub, ayaa soo dedejisay in ay mar iska Horyimaadaan kooxda man United iyo Jose Mourinho.


Real ayaa xaqiijisay koobka horyaalada Yurub markii ay 4-1 kudubatay kooxda Juventus kulan, waxayna Uefa Super Cup wajahi doontaa kooxda Manchester United oo kusoo guuleysatay Uefa Europa League.


Kulanka ayaa ka dhici doona magaalada Skopje ee dalka Macedonia waxaana la ciyaari doonaa 8 Agoosto oo ay naga xigto 66 maalin.



Goolhayaha Man United David De gea ayaa la ogaan doonin kooxda uu usafan doono maadaama lala xiriirinayo kooxda Real Madrid.

Kulanka ayaa noqon doona wajiyo isyaqaan oo isqaabili doona.


Ronaldo ayaa mar kale ka hor imaan doona kooxdii soo barbaarisay, halka Jose uu isna mar kale haleeli doono kooxdiise hore.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip