Sacuudiga oo raaligalin bixiyay,kadib ciyaartooyda qaranka ay diideen in ay hal daqiiqo u aamusaan weerarkii London.

0
Sunday June 11, 2017 - 01:30:16 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga oo raaligalin bixiyay,kadib ciyaartooyda qaranka ay diideen in ay hal daqiiqo u aamusaan weerarkii London.

    Axad- Riyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Riyad




Masuuliyiinta kubadda cagta ee Sacuudiga ayaa raaligalin bixiyay ka dib markii xulkooda qaranku uu doortay in uusan ka qayb qaadanin daqiiqad aamusnaan ah oo lagu xusayay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii ka dhacay buundada magaalada London.


Ciyaaryahannada Australia ayaa garbaha is qabsaday iyagoo xushmad muujinaya ka hor intii aysan billaabanin Ciyaartii Khamiistii ka dhacday dalka Australia oo ka tirsanayd isreebreebka Koobka Adduunka.



Laakiin ciyaartoyga Sacuudiga ayaa kala istaagay boosaskii ay ka ciyaarilahaayeen ee garoonka.

Dhacdadan ayaa aad looga dhaliilay Australia


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip