Macallin Cabdi Joon oo si Rasmi ah ula Wareegay Shaqada Tababarenimo ee kooxda Elman

0
Sunday June 18, 2017 - 08:55:01 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macallin Cabdi Joon oo si Rasmi ah ula Wareegay Shaqada Tababarenimo ee kooxda Elman

    Axad--Mogadishu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad--Mogadishu

Laacibkii hore ee xulka Qaranka dalkeenna Soomaaliya Cabdi-weli Maxamuud Cabdi Joon ayaa waxaa uu si rasmi ah ula wareegay shaqada Tababarenimo ee kooxda Kubbadda Cagta ee Elman Horyaalka Dalkeenna.


Macallinkii hore ee Naadiyada Dekadda iyo Horseed ayaa wuxuu shaqada Dekadda Banneeyay Billowgii xagaagan, waxayna kooxdaasi beddelkiisa u magacaawday Tababare Yuu Cali.


Elman horay ayuu ugu soo ciyaaray macallin Cabdi Joon, wuxuuna kooxda kula guuleystay isagoo ciyaaraya 2 Koobka Janaraal Daa’uud ah iyo 1 Horyaalka Dalka ah, wuxuuna hadda rajo wanaagsan ka qabaa in uu kooxda ku hoggaamin doono Koobab kale isagoo Tababare ah.



Wuxuu shaqada ka beddelayaa ninkii kooxdan hoggaaminayay ee Robert Mayanga oo Elman kusoo celiyay waddadii Guulaha, isla markaana lahaa inta badan Sababta ay kooxdu hadda Kaalimaha ugu Sarreeya uga jirto Horyaalka.


Faafaahin dheeri ah oo ku saabsan warkaan dhowaan filo haddii Alle Idmo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip