Roberto Mayanja"Dalab Waliba Oo Iga Yimaada Kooxaha Dalka Soomaaliya Diyaar Ayaan U Ahay".

0
Monday June 19, 2017 - 11:01:29 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roberto Mayanja"Dalab Waliba Oo Iga Yimaada Kooxaha Dalka Soomaaliya Diyaar Ayaan U Ahay".

    Isniin-Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Muqdisho


Tababarahii hore kooxda kubbadda cagta Elman Robert Mayanga ayaa goor sii horeesay la hadlay Qalinle Sports,isagoo sheegay in uu diyaar u yahay in uu kusoo laabaashada caasimada Muqdisho iyo sidoo kale in uu diyaar adeega kaga yimaada kooxaha waa weyn ee dalka.


October sanadkii hore ayay aheyd markii kooxda Elman ay lasoo wareegtay Macalinka reer Uganda Robrt,isagoo hada hogaaminayay kooxda jaalayaasha 9-bilood wuxuuna soo celiyay hanaan ciyaareedka lagu yaqaanay.



Arimaha ugu badan uu ka hadlay Macalin reerka Uganda waxaa ka mid ah geeridii ku timid da’yarkii kooxda Elman Cumar Zimbawe oo 05-June u dhintay dhaawac ka soo gaaray raas raas lagu furay gaari uu la socday bishii May oo kusii jeeday degmada Afgooye ee Gobalka Sheebalaha Hoose.


Wax qabadkii kooxda Elman ay ku tilaabsatay kooxda Elman markii uu kusoo biiray iyo hanaanka kooxdiisii hore.


Mahad celin uu usoo diray Maamulka sare ee kooxda elman,ciyaartooyda iyo taageeraasha mudii 9-bilood aheyd oo ay wada shaqeeyeen.


"Ilaahay ayaa naga doortay mid ka mid ciyaartooydii ugu muhsaneyd Saf ciyaareedka kooxdaydii hore kaas oo ahaa Cumar Zimbawe oo u dhintay raas lagu furay gaari uu la socday bishii May aan u ducayno walaalkeena”


"Waxa aan kooxda Elman leeliyay 14-kulan waxa aan guulaysanay 8-kulan waxa aan barbaro galnay 4-kulan, kaliya waxa aan guul dareensanay 2-kulan waxaana rajo wanaagsan ka qabnay hanashada horyaalka soomaliya


"Waxaa inoo harsaneyd afar kulan oo aad u adag waxa aan u baahanahay in aan gacmo is qabsanao waxa aan la ciyaari rabnay kulamada inoo haray kooxaha Jeenyo,Horseed,Dekedda iyo kulanka ugu dambeeyay xagaaga 2016-2017 oo aan la balanseen kooxda ug hoosaysa kala sareynta horyaalka ee Mqudisho United,balse nasiib daro waxaa isoo gaartay fariin ka socotay maamulka sare elman oo aheyd in la joojiyay wada shaqeyntii inoo wada dhaxaysay


"dhamaan ciyaartooyda kooxda elman waxaa aan kula dar daraamayaa in ay gacmaha is qabsadaan waxaa idin haray afur kulan xooga saara side aad ugu guulaysan la heedeyn horyaalka oo shaqo adag usoo gasheyn bilaawga xili ciyaareedka lana shaqeeya macalinkiina cusub Robert Mayanga ayaa sidaas u sheegay Qalinle Sports".

 

"Kooxaha waliba oo u baahan adeega Macalin da’yar ee Uganda Robert waxa ay kala xariiri kartaa numberkaan adiga oo u maraya waji wanaagsan iyo qadarin.
Cell Phone:-+256776123646
Maxamed Xuseen Qalinle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip