Uefa oo Eric Bailly ganaaxday saddex kulan, ogoow kulamada uu maqnaan doono

0
Monday July 24, 2017 - 22:33:20 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uefa oo Eric Bailly ganaaxday saddex kulan, ogoow kulamada uu maqnaan doono

    Isniin-Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Nyon




Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub (Uefa) ayaa saddex kulan ganaax dul dhigtay daafaca kooxda Manchester United Eric Bailly kadib kaarkii casaanka uu qaatay kulanki lugta labaad ee afar-dhamaadka koobkaUefa Ueropa League oo ay kooxdiisa la ciyaartay Celta Vigo.


 

Bailly ayaa marka hore hal kulan la ganaaxay kadib markii uu daqiiqadi hii u dambeeyay kulanki Old Traford ka dhacay uu qaatay kaarka casaanka isagoo seegay kulanki Finalka oo ay kooxdiisa la ciyaartay kooxda Ajax.



Xddiga heerka caalami ee dalkaa Ivory Coast ayaa garoonka laga saaray  kadib marii  laacibka Celta Vigo katirsanaa horeyna ugu soo ciyaaray Man City John Guidetti, iyo Facundo Roncaglia uu  iska hor imaad dhex maray , taasoo sabatay in garoonka laga saaro.


Go’ankan ayaa yimid kadib markii ay guddiga anshaxa ay kiiskan dhageysteen, waxeyna go’aamiyeen in ganaaxa halka kulan ahl  oo badalo saddex kulan taasoo ka dhigan inuu seegi  doono kulana Uefa Super Cup oo ay kooxdiisa United dalka Mecedonia kula dheeli doonto kooxda Real.


23 jirkan oo ciyaaray qeyb kamid ah kulankii labada koox ee tartanka Internatinal Champions Cup, ayaa sidoo kale maqnaan doono kulanka koowaad ee wareega Groupyada koobka horyaalada Yurub.


 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip