Ac Milan Oo Beenisay Inay Heshiis La gaartay Renato Sanches

0
Thursday July 27, 2017 - 21:33:51 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ac Milan Oo Beenisay Inay Heshiis La gaartay Renato Sanches

    Khamiis-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Italia




Kooxda ka dhisan Dalka Talyaaniga  AC Milan ayaa beenisey in ay heshiis lagaareen Cayaaryahanka kooxda Bayern Munich ee Renato Sanches,kadib markii ay soo baxeen Arbacadii Warar sheegayey in kooxdaas ay qaadatay Xiddiga dalka Portugal.



Madaxa ugu Sareeya Maamulka kooxda AC Milan Marco Fassone ayaa shaaca ka qaaday in Cayaaryahan Renato Sanches,lacagta ay ku dooneyso kooxdiisu ay tahay mid aad u badan hadii yareeyaana ay soo qaadan doonaan balse hadda uusan jirin wax heshiis rasmi ah oo ay lagaareen.




Warar soo baxay gelinkii hore ee Arbacadii lasoo dhaafay ayaa sheegayey in Kooxda AC Milan ku Guuleysatay loolankii loogu jirey Renato Sanches,ayna ku iibsadeen €40m isla Markaana uu Saxiixayo heshiis 4 Sano ah balse Milan ayaa beenisey warkaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip