Aturo Vidal Mustaqbalkiisa Oo Go'aan laga gaaray, Miyuu Joogi doonaa Mise wuu Bixi Doonaa?

0
Saturday July 29, 2017 - 07:44:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aturo Vidal Mustaqbalkiisa Oo Go'aan laga gaaray, Miyuu Joogi doonaa Mise wuu Bixi Doonaa?

    Sabti-Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Germany




Inter Milan Ayaa Si Cad Loogu Diday Xiddiga Reer Chile Ee Aturo Vidal kaso Inter Dalab Ka gudbiyeen, Inter Ayaana Loo sheegy Inuusan Iib eheen Boqolkiiba Boqol Xiddigan.

Arturo Vidal  Iib Ma'ahan 100 % sidaas waxaa yiri  taliyaha Bayern Munchen Ninka Lagu Magacaabo  Karl-Heinz Rummenigge.





Ka dib markii dalab £ 44m ka soo gudbiyeen kooxda  Inter,  ayaa Loo sheegay In Xiddigaan meelna Ugu Socon Kooxdiisa Bayer. 



Kooxaga ka wada dhisan Horyaalka Egalnd Ee Man United Iyo Chelsea ayaa Si Xoogan u baadi Goobaayeey Xiddigan, balse Wexee dib u laqi doonan Xandhuuftooda.



Rummenigge, ayaa Yiri, "  Waxaan dhihi Karaa Boqolkiiba 100 Sharci ahaan Bayer ka mid ah."

" Go'aanka Uu Vidal Qaatay ayaa sii Socday Mudo dheer. Ancelotti ayaa la hadlay 100 Boqol Mana Bixi doono"



Kubad Bur buriyaha Bayer Ayaa Dib Igu soo laabtay Tababarka Kooxdiisa ka dib Finaalkii Uu weji Gabaxa kala soo Kulmay Xulka Germany ee Confederations Cup.


W/D Abdirahman Abduqadir Maankiz





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip