Barcelona Fc Oo U Dhaqaaqday Xiddiga BVB Ee Demnele Iyo Leo Messi Oo Aan Dooneeyn Xidigaa!

0
Wednesday August 02, 2017 - 00:03:59 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Fc Oo U Dhaqaaqday Xiddiga BVB Ee Demnele Iyo Leo Messi Oo Aan Dooneeyn Xidigaa!

    Arbaco- Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Barcelona




Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhaqaaqday Xidiga Kooxda Borosia Dortmund ee reer France Ousame Dembele.


Hadii Barcelona ay weeyso xidigeeda Neymar oo Ay BSG ku dooneeyso aduun lacageed gaaraaya 222m ,waxa ay Barcelona ku qasban tahay in ay hesho badalkiisa.


Diario Gol ayaa soo warineeysa in Xidiga ugu muhiimsan Barce Leo Messi uusan doonayn Ousame Dembele waxaana Uu badalkiisa uu rabaa Poul Dypala oo Ay isku dal yihiin.



Leo Messi Waxaa uu ka xun yahay Ka tagista Neymar ee Barcelona,waxaana uu Poul Dypala u arkaa in uu yahay Xidig Ay ku ilaawi karaan Neymar Jr.


Barce waxa ay wadahadal la furtay Dembele Oo oo ah Xidig horumar kubadeed sameeynaayo waayahaan .


Sikastaba Macalinka reer Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa la afahansan yahay in uu La socdo horumar xidigaan Borosia Dortmund ka tirsan ee Ousame Dembele.


W/D" Cabdirashiid Qanciye 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip