Ancelotti oo ka hadlay mustaqbalka Reanato Sanchez ee Bayern Munich

0
Wednesday August 02, 2017 - 00:06:53 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ancelotti oo ka hadlay mustaqbalka Reanato Sanchez ee Bayern Munich

    Arbaco- Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Munich



Tababaraha Kooxda reer Jarmal ee Bayern München Carlo Ancelotti ayaa kala cadeeyay Mustaqbalka Xidiga xulka qaranka Portugal ee Renato Sanchez waxaana Uu tilmaamay in uu baaqi ku sii ahaan doono Alienza Arena.


Sanchez ayaa dhawaanahaan lala xariirinaayay kooxo ay ka mid yihiin Ac Milan ,Manchester United Iyo Chalsea.


''Renato Sanchez Waa uu nala sii joogi doonaa Halkaan waxaana u Yaala Bayern München mustaqbal wanaagsan ayuu ku sheegay Macalin Ancelotti shirkiisi Jaraa''iid ee Tartanka Audio Cup.



''Waa uu nala sii joogi doonaa Sanchez Waa mustaqbalka Bayern ee Sanadaha soo aadan.


Ac Milan ayaa ahayd Kooxda ugu cad cad ee Sanchez lala xariirinaayay waxayna Diyaar la tahay qiimo gaaraaya 40m in Ay ku Ii sadaan Sanchez.


Si kastaba Renato Sanchez ayaa doonaayo in waqti badan uu ciyaaro waxaana La ogeeyn in hadalka Macalinka Bayern Uu Ku joogi doono iyo in kale .


 W/D: Abdirashid Qanciye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip