Bayer Oo U Sheegtay kooxda Milan Habka Ay Ku heli Karto Saxiixa Sanches

0
Wednesday August 02, 2017 - 19:30:03 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayer Oo U Sheegtay kooxda Milan Habka Ay Ku heli Karto Saxiixa Sanches

    Arboco-Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco-Germany






 
AC Milan ayaa sida La sheegayo weli ku mashquulsan wada xaajoodyada ay ku doonayso inay kula soo wareegto laacibka khadka dhexe ee Bayern Munich ee Renato Sanches.



Sida ku qoran Gazzetta dello Sport, soo wareegitaanka Sanches ayaa lasoo dedejin karaa haddii lagu guulaysan waayo in la keeno laacib weerar ah.
Waloow ay Bayern ka go’an tahay in aanu laacibku uga tegin wax ka badan amaah, misna waxaa laga warsugayaa kulan dhexmaraya laacibka iyo macallin Ancelotti.




iyadoo la sheegayo in uu laacibku doonayo inuu ku biiro Rossoneri oo doonaysa inay laacibka xagaagan soo amaahato midka xigana la wada wareegto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip