Sawirro: Dekedda oo ku guuleysatay horyalkeedi saddexaad

0
Thursday August 03, 2017 - 15:44:53 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dekedda oo ku guuleysatay horyalkeedi saddexaad

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho



Kooxda kubada cagta Dekedda ayaa ku guuleysatay horyalka kubadad cagta Soomaliya 2016-17..


Dekedda aya kulanki u dambeeyay horyaalka shalay 2-0 kga adktay kooxda xaalka ku xun yahay ee Waxoo,l kadib ciyaar xiiso leh oo ay ka dhacday garoonka Banaadir.


Dekedda ayaa labada gool oo dhashay labda qeyb waxaa u kal saxiixay Kabtan Cabaas Amiin oo rigooro dhaliyay iyo Toafiq Sakariye.



Dekedda ayaa horyaalka ka ciyara 18 kulan waxaana guuldaro la kulantay hal kulan waxayn ahoryalka ku qaaday 39 dhibcood, kaalinta labaad waxaa gashay Banaadir SC oo keensatay 34 dhbcooc halka saddexaad ay ku dhameysatay kooxda Elman oo 32 dhibcood uruursatay.


Wa horyaalki u horeeyay oo ay Dekedda qaado kadib 19 sano waxaana horyalki saddexaaad ee loo diiwan geliyo 1984 Magaca Badda ayay ku qaaday 1999 iyo 2017.


Macalin Yuusuf Cali Nuur ayuu horyaalkan u aha horyaalka saddexaad ee mcalin ahan diiwaanka gashto waxuuna horey laba horyal ula qaaday kooxda Elman..


W/D: saciid cali Sabriye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip