Natiijooyinka Ciyaarihii Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Galabta

0
Wednesday August 09, 2017 - 20:37:42 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka Ciyaarihii Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Galabta

    Arbaco--Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Muqdisho

Kulamo xiiso leh oo ka tirsan koobka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay garoonka Koonis ee degmada Cabdi-casiis.


Degmooyinka Shibis iyo Shangaani oo kulanka hore isku arkay ayaa waxay ku kala baxeen 2-0 oo ay guushu ku raacday Shibis.


Ciyaar kale oo xiiso laheyd waxay dhexmartay degmooyinka Howlwadaag iyo Dharkeenley in kastoo labada kooxood ay si xooggan u dagaallameen natiijadana aad loo wada raadiyay haddana waa leys mari waayay oo waxaa lagu kala baxay 0-0.



Howlwadaag waxay kulankeedii furitaanka Khasaare kala kulantay Heliwaa, halka kooxda Dharkeenley ay garab dhac 2-2 ah la dhaafi weysay kulankeedii hore kooxda Xamar weyne.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip