Kulanka katirsan Horyaalka kubadda Koleyga oo maanta ka dhacaya Wiish Stadium

0
Monday August 21, 2017 - 09:32:06 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka katirsan Horyaalka kubadda Koleyga oo maanta ka dhacaya Wiish Stadium

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho




Iyadoo si xiiso leh uu garoonka Wiish ee magaalada muqdisho uga socdo horyaalka kubadda Koleyga 2017-18 , waxaa galabta ka dhici doona kulan katirsan horyaalka.


Kulankan oo ah kulanki 19-aad ee horyaalka waxaa foodda isku dari doona kooxaha Plasma University iyo Wacaaf.


Plasma ayaa horyaalka kasoo ciyaartay 2 kulan waxayna guul soo gaartay hal kulan, halka ay kulanka kale lumisay waxayna leedahay 3 dhibcood.



Wacaaf ayaa dhankeeda soo ciyaartay hal kulan oo qura waxayna guuldaro kala soo kulantay kooxda Heegan.


Kulanka ayaa bilaaban doona 4:00 galabnimo


Qiimaha: 5,000 Sh.So




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip