10 xiriir oo qaaradda yurub ah oo ku dagaalamaya martigelinta fiinaalada tartamada Yurub 2019

0
Tuesday August 22, 2017 - 14:38:43 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10 xiriir oo qaaradda yurub ah oo ku dagaalamaya martigelinta fiinaalada tartamada Yurub 2019

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub




Xiriirka kubadda Cagta qaaradda yurub ( uefa ) ayaa helay 14 codsi oo ay 10 ka mid ah xiriiradiisa ay ugu tartamayaan marti gelinta fiinaalada tartaada Yurub sanadda 2019.


Dalabyadan ayay wadamadu kuso bandhigeen garoomada ay ku marti gelinayaan fiinaalada UEFA Champions League, UEFA Europa League, UEFA Women's Champions League iyo UEFA Super Cup .


 

Halkan ka aqriso magaalooyinka iyo garoomada iyo tartamada ay doonayaan in ay marti geliyaan.



 

UEFA Champions League

Azerbaijan: Baku, Olympic Stadium

Spain: Madrid, Estadio Metropolitano


 

UEFA Europa League

Azerbaijan: Baku, Olympic Stadium

Spain: Seville, Estadio Ramón Sánchez Pizjuán

Turkey: Istanbul, Beşiktaş Park

 

UEFA Women's Champions League

Hungary: Budapest, Ferencváros Aréna

Kazakhstan: Astana, Astana Arena


 

UEFA Super Cup

Albania: Tirana, Qemal Stafa Stadium

France: Toulouse, Stadium de Toulouse

Israel: Haifa, Sammy Ofer Stadium

Kazakhstan: Astana, Astana Arena

Northern Ireland: Belfast, National Football Stadium at Windsor Park

Poland: Gdansk, Arena Gdańsk

Turkey: Istanbul, Beşiktaş Park

Guddiga fulinta Uefa ayaa 21 September ee 2017 ku dhawaaqi doona magaalooyinka ku guuleysta marti gelinta tartamada yurub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip