FIFA oo ka Tacsiyeysay Geerida Guddoomiyihii Garsooreyaasha Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya

0
Wednesday August 23, 2017 - 11:45:18 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA oo ka Tacsiyeysay Geerida Guddoomiyihii Garsooreyaasha Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya

    Arbaco- Zurich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Zurich


Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, ayaa fariin tacsi ah usoo diray xiriirka kubada cagta Somaliya, kadib dilkii dhawaan loo geystay gudoomiyihii garsoorasha soomaaliyeed, Osman Jaamac diraac.


 

Madaxweynaha qaaliga ahoow waxaan kaaga tacsiyayneynaa geeridii aan maqalnay ee uu nooga baxay Osman Jama Diraa, kaasi oo qeyb ka ahaa gudiga fulinta ee xiriirka kubada cagta soomaaliya sido kalana ahaa gudoomihiyii waaxda garsoora soomaliya”madaxweynaha kubada cagta aduunka ayaa sida ku yiri fariinta uu usoo diray madaxweynaha xiriirka soomaliyeed ee kubada cagta, Abdiqani Said Arab.



 

Garsoorihii hore FIFA, Osman Jama Diraa ayaa xubin ka ahaa gudiga fulinta xiriirka soomaliyeed ee kubada cagta tan iyo sanadkii 2010. "waan kaga mahad celineynaa dareenkii xooganaa iyo balanqaadkii , wuxuu dhab ahaantii ahaa mid ka qeyb qaadanayay hormatinta ciyaaraha soomaaliya iyo Africa” madaxweynaha FIFA, Gianni Infatntino, ayaa sida ku yiri fariintiisa tacsida ah.


 

"Anigoo ku hadalaya magaca xubnaha kubada cagta caalamka, waxaan jeclaan lahaa inaan u mahad celino hadii aan la wadaagi karno tacsideena qosykiisa iyo kuwa jecel. Waana rajeyneynaa taas is isku mid ah , Ereyadena taageerada ah ayaa laga yaabaa inay gacan ka geystaan inay keenaan wax yar oo nabdoon iyo farxad waqtigaan murugada ah ” Warqada tacsida ah ayaa sidaa u aqrisneed. ”


 

Waxaa Turujumay: C/Raxman Shariif

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip