Goolhayaha , Daafaca, qadka dhexe iyo weeraryahanka sanadka 2016-17 ee tartanka Champions League oo lagu dhawaaqay

0
Thursday August 24, 2017 - 20:17:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goolhayaha , Daafaca, qadka dhexe iyo weeraryahanka sanadka 2016-17 ee tartanka Champions League oo lagu dhawaaqay

    Khamiis- Monaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Monaco



Iyadoo aan aysan layaab lahayn waxaa abaalmarinta ciyaaryahanada ugu wanaagsan ee afarta waxaa inta badan xeraystay xiddigaha kooxda Real Madrid kadib amrki ay noqotay kooxdii u horeysay ee daafacada koobka Horyaalada Yurub tan iyo marka magaca koobkan loo bixiyay Champions League.


 

Real ayaa liiskan ka heshay daafaca ugu wanaagsan booska dhexe ugu wanaagsan, iyo weeraryahanka ugu wanaagsan waxaana kala hanatay Kabtan Ramos, Mondric iyo Ronaldo.



Halkan ka aqriso bandhiga ciyaarahada guuleystay 2016-17


Award winners' 2016/17 UEFA Champions League stats

 

Gianluigi Buffon (Juventus)

Appearances: 12

Minutes: 1080

Clean sheets: 9

Goals conceded: 7


 

Sergio Ramos (Real Madrid)

Appearances: 11

Minutes: 1001

Clean sheets: 1

Goals conceded: 14

Goals: 1

Assists: 3

 

Luka Modrić (Real Madrid)

Appearances: 11

Minutes: 983

Goals: 0

Assists: 1

 

Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

Appearances: 13

Minutes: 1200

Goals: 12

Assists: 6




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip