Ogow Xog kasta oo ku saabsan , wareegyada Champions league 2017-18 dhamaan taariikhda la ciyaari doono ilaa heer final

0
Thursday August 24, 2017 - 21:53:24 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow Xog kasta oo ku saabsan , wareegyada Champions league 2017-18 dhamaan taariikhda la ciyaari doono ilaa heer final

    Khamiis-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-


Xiriirka kubadda cagta qaaradda yurub( Uefa)  ayaa magaalada Monaco ku sameeyay isku aadka koobka kooxaha horyaalada Yurub ( Uefa Champions League 206-17) , waxuuna u dhacay sida tan.

Kooxda daafacaneysa koobkan Real ayaa ku jirta Group-ka lagu tilaamay kan ugu adag waxaana ku wehliyay Kooxaha Dortimund, Tottenham oo ah kooxo dhib badan.

Dhanka kale kooxda Qarabag ee dalka Azerbajan ayaa taariikhda marki u horeysay ka qeyb qaadaneysa koobkan iyadoo da’ahaan koobkan ku fac waxaana la aasaasay 1993.



Halkan ka aqriso sida ay kooxaha isugu aadeen

Group A Benfica, Mancheste United, Basel, CSKA Moscow

Group B Bayer Munich, PSG , Anderlecht, Celtic

Group C Chelsea Atlectico Madrid, Roma, Qarabag

Group D Juventus, Barcelona Olympiakos, Sporting CP

Group E Spartak Moscow , Seville Liverpool , MK Maribor

Group F Shkatar Donest, Manchester City , Napoli, Feynoord

Group G Monaco, FC porto, Besiktas Leipzig

Group H Real Madrid, Borussia Dortimund, Tottenham, Apoel


Kulamada wareega Group-ka taariikh ahaan sida loo ciyaari doono

12–13/09/17: Group stage, matchday one

26–27/09/17: Group stage, matchday two

17–18/10/17: Group stage, matchday three

31/10/17–01/11/17: Group stage, matchday four

21–22/11/17: Group stage, matchday five

05–06/12/17: Group stage, matchday six


Wareega 16-ka xilliga la samayn doono isku aadkiisa iyo waqtiga la ciyaari doono

11/12/17: Round of 16 draw

13–14/02/18 and 20–21/02/18: Round of 16, first leg

06–07/03/18 and 13–14/03/18: Round of 16, second leg

Wareega Siddeeda

16/03/18: Quarter-final draw

03–04/04/18: Quarter-finals, first leg

10–11/04/18: Quarter-finals, second leg

 

 

Semi Final

13/04/18: Semi-final and final draw

24–25/04/18: Semi-finals, first leg

01–02/05/18: Semi-finals, second leg

Final

26/05/18: Final (NSK Olimpiyski, Kyiv)


 W/D: Osman Hagi

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip