RASMI: Borussia Dortmund Oo Ku Dhawaaqday in ay heshay £ 110m Oo Ku Aadan Heshiiskii Ousmane Dembele.

0
Friday August 25, 2017 - 00:38:31 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Borussia Dortmund Oo Ku Dhawaaqday in ay heshay £ 110m Oo Ku Aadan Heshiiskii Ousmane Dembele.

    JARMALKA=JIMCO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

JARMALKA=JIMCO
Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqayso saxiixa Ousmane Dembele 24ka saac ee soo aadan ka dib markii ay iibk xiddigan kala heshiisay Borussia Dortmund.

Weeraryahanka da'da yar ee Faransiiska ah ayaa loo arkaa inuu bedel u yahay Neymar, kaasoo dhawaan ka tagay Camp Nou ,asiga oo Paris Saint-Germain ugu biiray aduun 198 milyan oo ginni ah.

Madaxa guud ee Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa dhowaan uga digay Barca in ay iska ilaawdan Osman,hadii kale ay wax ku daranaa lacagta ay markaa wadeen oo ahayd lacag ka yar 100 Milyan.


Si kastaba ha noqotee BeIN Sports AR, ayaa Catalans waxay ku guuleysteen inay ku qanciyaan BVB inay ku iibiyaan laacibkooda lacag gaareesa £ 110m, labo todobaad ee ugu danbeesay Osman aad ayuu kaga careesanaa kooxdiisa.

Barcelona ayaa wali dooneysa inay soo xerogeliso Philippe Coutinho oo ka tirsan Liverpool, sida lagu sheegay wargeyska Brazil ka soo baxa kooxda Anfield afar dalab oo kala duwan oo laga soo gudbiyay Continho diiday.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip