Kubadda Koleyga :Heegan iyo Plasma oo galabta isku dhaggan

0
Saturday August 26, 2017 - 11:35:59 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubadda Koleyga :Heegan iyo Plasma oo galabta isku dhaggan

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho




Iyadoo wali lagu gudajiro wareera koowaa ee horyaalka kubadad Koleyga 2017-18 waxaa galabta kulan xiiso leh garoonak Wiish ku yeelan doona Kooxaha Heegan iyo Plasma University.


Kooxda Daafacaneysa horyaalka Heegan ayuu kulankan u yahay kulanki afaraad oo ay horyaalka ka ciyaarto waxayna guul soo gaartay sadexdii kulan ay soo ciyaartay, waxayna horyaalka kaga irtaa kaalinta saddexaad waxaana horyaalka hogaamineysa Dekedda oo 3 kulan oo dheeri ah ka horeysay Heegan oo kulamadan ay u baaqdeen.



Plasma oo dhankeeda horyaaka kaga jirta kaalinta 6-aad ayu kulan u yahay kulanki shanad oo ay horyaalka ka dheesho waxayna sidataa hal guul oo kaliya halka saddexda kulan ee kale laga soo adkaaday.


Kulanka ayaa ka dhici doona garoonka Wiish


Saacadda: 4:00 galabnimo

Qiimaha 5,000 Sh.so




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip