DegDeg: Kooxda PSG oo Saacada Soo aadan soo bandhigi doonta Kylian Mbeppe

0
Monday August 28, 2017 - 02:21:26 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DegDeg: Kooxda PSG oo Saacada Soo aadan soo bandhigi doonta Kylian Mbeppe

    Isniin- Franca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Franca




Sida uu bartiisa bulshada ku shaaciyay saxafiga wayn matt Spiro oo wax ka qora arimaha kooxaha ligue 1 ka france Kylian Mbeppe ayaa beri Subax caafimaadka u Mari doono kooxda Paris saint german .



sida ayadana ku soo waramayso majalada L'Equibe ee fadhigeedu yahay caasimada france ee Paris, psg ayaa dhamaystirtay saxiixa 18 jirka u ciyaara xulka qaranka Le'blue ama france iyo naadiga monaco kylian mbeppe waxayna ku dhamaystirtay saxiixa xidigaan €180m.




Majalada the Guardian ayaa aydana galabnimada maanta shaacisay psg in laga block gareeyay saxiixa kylian mbeppe sababo la xariira qiimaha dhaqaalo wanaaga loo yaqano F.F.P balse sanadka dambe ayay si toos ah u iibsan kartaa sida ay qorayso.



Balse Hada waxay uu muuqataa Kooxda PSG  inay fasax u haaysato lacagtay rabto inay xidigaan ku iibsato sida ay baahisay Le equibe beri Subax ayuu caafimaadka marayaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip