FIFA oo ku dhawaaqday 24 ciyaaryahan ee u tartami doonta laacibka Dunida, imisa ayay kooxdaada ku leedahay?

0
Tuesday August 29, 2017 - 13:18:17 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 2660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA oo ku dhawaaqday 24 ciyaaryahan ee u tartami doonta laacibka Dunida, imisa ayay kooxdaada ku leedahay?

    Talaado- Zurich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Zurich



Fifa ayaa soo saarta 24 ciyaaaryahan ee u tartami doona laacibka Sandakan ee dunida 2017, waxyna kooxda Real Noqotay kooxda ciyaartoyda ugu bdan kel liiskan.


Cristiano Ronaldo, Sergio Ramos, Marcelo, Dani Carvajal, Toni Kroos, Luka Modric iyo Keylor Navas ayaa noqday ciyaaryahana ugu bandhiga wanaagsanaa kooxda Real xagaagi tagay, Barcelona aya dhakeeda ku leh 4 ciyaaryahan oo kala ah Lionel Messi, Luis Suarez, Andres Iniesta iyo Neymar, oo inta kahrasan sankadan matali doona kooxda PSg maadaama uu katagay Barca wax kale oo liiskan kujira Antoine Griezmann, Gianluigi Buffon, Leonardo Bonucci iyo Paulo Dybala.



Taageerayasha kubadda cagta ayaa ka qeyb galaya ucodeynta saddexda laacib ee isugu soo haraya musharaxiinta ugu dambeeysa, waxayna codeyntooda ku egtahay Khamiis 7 September,iyagoo codkoda ku dhiibanaya website-ka Fifa.


Kabtanadaiyo macalimiinta xulalka caalamka iyo wakiilada saxaaafiyiinta caalamka ayaa codkooda ka dhiiban doona.


Waxaa xusid mudan in soo xulista 24 ciyaaryahan ay ka qeyb qaateen 11 halyeey oo Fifa ah waayna kala yihiin Cafu, Landon Donovan, Enzo Francescoli, Alex Frei, Hidetoshi Nakata, Diego Maradona, Jay Jay Okocha, Carles Puyol, Carlos Valderrama, Edwin van der Sar iyo Ivan Vicelich


 

Halkan ka aqriso liiska oo dhameystiran


Pierre Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund/Gabon), Leonardo Bonucci (Juventus/Italy), Gianluigi Buffon (Juventus/Italy), Dani Carvajal (Real Madrid/Spain), Cristiano Ronaldo (Real Madrid/Portugal), Paulo Dybala (Juventus/Argentina), Antoine Griezmann (Atletico Madrid/France), Eden Hazard (Chelsea/Belgium), Zlatan Ibrahimovic (Manchester United/Sweden), Andres Iniesta (Barcelona/Spain), Harry Kane (Tottenham/England), N'Golo Kante (Chelsea/France), Toni Kroos (Real Madrid/Germany), Robert Lewandowski (Bayern Munich/Poland), Marcelo (Real Madrid/Brazil), Lionel Messi (Barcelona/Argentina), Luka Modric (Real Madrid/Croatia), Keylor Navas (Real Madrid/Costa Rica), Manuel Neuer (Bayern Munich/Germany), Neymar (Barcelona/Brazil), Sergio Ramos (Real Madrid/Spain), Alexis Sanchez (Arsenal/Chile), Luis Suarez (Barcelona/Uruguay) and Arturo Vidal (Bayern Munich/Chile).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip