Kubadda Koleyga: Horseed oo guul weyn ka gaartay Signjet

0
Tuesday August 29, 2017 - 16:36:31 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubadda Koleyga: Horseed oo guul weyn ka gaartay Signjet

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho

 Kooxda kubada Koleyga Horseed  ayaa  guusheedi ugu weyn horyaalka kubada Koleyga 2017-18 ka gaartay kooxda   Signjet oo ay kulan ka xiiso leg ku yessheen garoonka Wiish.

   Horseed  oo dooneysa in ay  kusoo dhawaato hogaanka horyaal;ka aya garoonka lasoo gashay ciyar wacdaraheedu aad u sareeyo , iyadoo si weyn ay uga dhex muuqdeen   Xiddigahooda waaya arag ah , Aaari , Boss iyo Maxamed yuusuf, waxayda wadarta guud ee ciyaarta kuso dhamaatay 94-51 taasoo ka dhigan   21 jeesto iyo Personal ay guusha ku raacday Horseed.



 Kooxda Ciidanak xoogga dalka Horseed aya kulankeeda xiga malinta Jimcaha oo maalin ciid ah la ciyari doonta dhiggeeda  Ciidanka   Booliska Heegan,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip