Kylian Mbappe oo Tijaabada Caafimaad Ku Baasay

0
Tuesday August 29, 2017 - 18:00:04 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kylian Mbappe oo Tijaabada Caafimaad Ku Baasay

    Talaado- Franca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Franca




Kylian Mbappe ayaa dhammeystiray tijaabada caafimaad ka hor inta uusan ku biiri kooxda PSG sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Faransiiska.




18-jirka weerarka kaga ciyaara Moncao ayaa saakay tijaabada caafimaad ku maray Clairefontaine, halka ay tababarka ku sameeyaan xulka faransiiska.





Saxiixa Kylian Mbappe xagaaga dambe ayuu noqon doonaa kan labaad ee ugu qaalisan dunida, balse hal xilli ciyaareed amaah ah ayuu ku sugnaan doonaa garoonka Parc des Princess inakstoo kooxda ka dhisan Paris ay bixin doonto July 2018 aduun dhan 166 Malyan oo Pound.




Sida warbixinta lagu sheegay Kylian Mbappe wuxuu isku diyaarinayaa kulamada ay xulkiisa la ciyaari doonaan Holland iyo Luxembourg kana tirsan isreeb-reebka koobka Aduunka wadamada qaaradda yurub, balse Unai Emery ayaa doonaya in heshiiska la dhameystiro ka hor inta uusan khamiista xirmin suuqa.


W-D Abdirahman Abduqadir Maankiz



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip