Muxuu Adrien Rabiot ka Yiri Saxiixa Kylian Mbappe?

0
Tuesday August 29, 2017 - 18:00:04 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Adrien Rabiot ka Yiri Saxiixa Kylian Mbappe?

    Talaado- Franca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Franca






Kylian Mbappe ayaa dhammeystiray tijaabada caafimaad ka hor inta uusan ku biiri kooxda PSG 
18-jirka weerarka kaga ciyaara Moncao ayaa saakay tijaabada caafimaad ku maray Clairefontaine, halka ay tababarka ku sameeyaan xulka faransiiska.





Saaxiibkiisa gaarka ah ee qaranka France Adrien Rabiot ayaa u sheegay Le Parisien inuu rajeynayo in Mbappe uu yimaado Paris Saint Germain.




"Wuxuu ii sharaxy imaatinkiisa Paris Saint Germain la dhameyn doono talaadada” Ayuu xidiga khadka dhexe ee PSG Adrien Rabiot ku waramay.



"Kani waa war u wanaagsan kooxda” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.



W-D Abdirahman Abduqadir Maankiz



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip