Barcelona oo Weli Ku dhagan Angel Di Maria

0
Wednesday August 30, 2017 - 10:48:02 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo Weli Ku dhagan Angel Di Maria

    Arboco- Franca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco- Franca




Barcelona ayaa wali xiiseyneysa saxiixa Di Maria. Kooxda reer Catalan ayaa durbadiiba dalab u dirtay PSG si ay ula soo saxiixato xiddiga reer Argentine, laakiin labadoodaba waxaa diiday kooxda Faransiiska. Dalabkii labaad ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhowaad 30 milyan euro.




Barca ayaa sameen doonta isku daygeedii seddexaad ee lagu heli lahaa garabka. Si kastaba ha ahaatee, faahfaahinta dalabkii seddexaad ayaa ku xirnaan doona hadii uu Coutinho ku biirayo kooxda. Haddii Barcelona ay maamusho saxiixa xiddiga reer Brazil, ka dibna saxiixa Di Maria ma noqon doono mudnaanta koowaad. Haddii kale, Barca ayaa diyaarineysa dalab weyn oo loogu talo galay isaga.




 nasiib  Di Maria  ayaa doonayo inuu ka ciyaaro Camp Nou. Ciyaaryahankii hore ee Real Madrid ayaa weydiistay tababaraha PSG Unai Emery inuu u ogolaado inuu ka tago kooxda Blaugrana.



Intaa waxaa dheer, Lionel Messi ayaa ku faraxsan inuu arko imaanshiyaha saaxiibkiisa ay isku qaranka Yihiin



W-D Abdirahman  Abduqadir Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip