Sky Sports Oo ogaatay Xiliga uu Drinkwater ku biirayo Kooxda Chelsea

0
Wednesday August 30, 2017 - 11:04:26 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sky Sports Oo ogaatay Xiliga uu Drinkwater ku biirayo Kooxda Chelsea

    Arboco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco- England






Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer England ayaa la fahamsan yahay inuu doonayo inuu u dhaqaaqo Stamford Bridge laakiin kooxda ka dhisan Galbeedka London ayaa ku guuldareysatay in laga aqbalo dalab 25 milyan oo ginni ah.



Foxes ayaan dooneynin inay iibiyaan kubadsameeyahooda,Sky Sports News ayaa ogaatay In xiddigaan uu Wareegi doono Habeenka Ugu dambeeyo Ee suqa kala Iibsiga.





Chelsea ayaa durbadiiba la saxiixatay xiddiga qadka dhexe ee Tiemoue Bakayoko oo ka yimid Monaco xagaagan, laakiin tababaraha Blues Antonio Conte ayaa doonaya Drinkwater inuu  ku xoojiyo Khadkiisa dhexe.



Kooxda heysata horyaalka ayaa sidoo kale iibisay Nemanja Matic oo ku biiray Manchester United,Drinkwater ayaa dhawaan saxiixay qandaraas afar sano ah, lakiin waxa uu sidoo kale dib u la midoobi doonaa saaxiibkiisii ​​hore ee Leicester N'Golo Kante hadii uu u dhaqaaqo Stamford Bridge.



Labada nin ayaa is kaga garab ciyaaray Leicester horyaalka Premier League 2015-16.



W-D Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip