Aqriso: 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan taariikhda qaaradda Africa

0
Wednesday August 30, 2017 - 11:43:46 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso: 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan taariikhda qaaradda Africa

    Arbaco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- England


 Xiddigaha kubada cagta ku xamaasha   ee kasoo jeeda qaaradda Afrika ayaa  helay  beec wanaagsan  oo dhanka Suuqa ah.

 Kooxda Liverpool ayaa todobaadkan la wareegtay Ciyaaryahan Nabi Keita oo horyaalka Jarmalka ka ciyaara kaasoo lagu iibsaday 51.9milyan, waxuuna noqonayaa ciyaaryahanki ugu qaalisanaa Ebed   ciyarayahnada qaaradda Afrika.


halkan ka aqriso liiska  innagoo kaalinta 10-naad ciyaaryahaanka kujira kasoo bilaabeyna lacagta lagu soo gaatay. kooxda gadatay iyo kooxda uu ku biiray.



 

10- Medhi Benatia - AS Roma. Bayern Munich - €30milyan (2014)


 

9- : Islam Slimani - Sporting Lisbon. Leicester City - €30milyan. (2016).


 

8- Yaya Toure - Barcelona . Manchester City - €32milyan (2010)


 

7- Wilfried Bony - Swansea City . Manchester City - €35milyan (2015)


 

6- Didier Drogba - Marseille. chelsea - €37milyan. (2004)


 

5- Michael Essien - Lyon. Chelsea - €38milyan (2005)


 

4- Eric Bailly - Villarreal . Manchester United - €38milyan (2016)


 

3- Sadio Mane - Southampton. Liverpool - €41milyan.(2016)


 

2- Mohamed Salah - AS Roma. Liverpool - €45milyan.(2017)


 

1- Naby Keita - RB Leipzig Liverpool - €51.9milyan (plus add-ons) (2017)


 W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip