Yaa lagu ciidi doonaa Kulanka Jimcaha Heegan iyo Horseed ?

0
Wednesday August 30, 2017 - 21:23:46 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa lagu ciidi doonaa Kulanka Jimcaha Heegan iyo Horseed ?

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho

 



Iyadoo wali lagu jiro horyaalka kubbadda Koleyga Wareegiisa Hore waxaa maalinta Jimcaha oo ay taariikhda ku began tahay 1-da September garoonka Wiish ciyaar xiiso leh ay ku dhex mari doontaa kooxaha Heegan iyo Horseed.


Kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo horyaalka daafacaneysa ayaa soo dhaweyneysa kooxda Ciidanka Xoogga oo si weyn ugu soo diyaar garowday hanashada Horyaalka.



Kulanka ayaa dhacaya maalinta Jimcaha oo Maalin Ciid ah ah, sidoo kae kulanka ayaa wata magaca loolanka ciidamada qalabbka sida.


Haddaba su’aasha ayaa ah yaa lagu ciidi doonaa ?


Faahfaahinta Kulanka


Tartanka:   Horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

Maalinta:  Jimco


Taariikhda: 1-da September 


Kulanka 26-aad 


Garoonka : Wiish


Saacadda: 4:00


Qiimaha 5,000 Shilin Soomaali




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip