Kadib rigooradii laga qabtay Lukaku, baro 18 goolhaye oo Old Traford rigoore ku badbaadiyay

0
Thursday August 31, 2017 - 09:16:37 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kadib rigooradii laga qabtay Lukaku, baro 18 goolhaye oo Old Traford rigoore ku badbaadiyay

    Khamiis- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Manchester


Sida ay baahisay barta Xogta lagu keydiyo ee Opta 18 goolhaye ayaa garoonka Old Traford ku qabtay rigoorayaal taariikda, iyadoo Casper Schmeichel oo noqday goolahye ee rigooro qabta isagoo ka qbatay Romelu Lukaku kulanki koxda Leicester.

Halkan ka aqriso 14 goolhaye ee Kooxahooda rigooro ka badbaadiyay xilli ay Man United kula ciyaarayeen garoonka Old Traford sandkan iyo kooxaha ay u ciyaarayeen

 

Taariikda Goolhayhaa Kooxda

01/05/99 Michael Oakes Aston Villa

11/03/00 Mart Poom Derby

01/04/00 Craig Forrest West Ham

16/08/03 Jussi Jääskeläinen Bolton

08/05/04 Carlo Cudicini Chelsea

18/12/04 Gabor Kiraly Crystal Palace

01/05/06 Brad Jones Middlesbrough

26/12/06 Chris Kirkland Wigan

21/03/10 Jose Reina Liverpool

14/01/12 Adam Bogdan Bolton

15/09/12 Ali Al Habsi Wigan

02/05/15 Boaz Myhill West Brom

04/03/17 Artur Boruc Bournemouth

26/08/17 Kasper Schmeichel Leicester

Dhanka kale Afar goolhaye oo Man United ayaa garoonka Old Traford rigoro ku badbaadiyay waxayna kala yihiin Mark Bosnich, Fabien Barthez, Tomasz Kuszczak iyo  David de Gea.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip