Rasmi Inter Milan oo lasoo wareegtay Karamoh

0
Friday September 01, 2017 - 00:50:33 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi Inter Milan oo lasoo wareegtay Karamoh

    Jimco- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Milano



Kooxda Inter Milan ayaa lasoo wareegtay da’yarka kooxda Caen ee dalka faransiiska Yann Karamoh.


19 jirkan ayaa goor hore oo kahmiisti ah soo gaaray si uu tijabada caafimaadka u maro, waxana kadib loo gudbiyay xarunta Inter si uu u saxiixo heshiiska uu ugu biirayo kooxda Nerazzurri.


Wareysi ugu horeeyay uu laacibkan la yeeshay Sky Karamoh waxuu yiri : waan ku faraxsanahay inaan ku suganahay Inter. Waxaana hal door ii ah Neymar , waana laacika aan xiiseeyo.



Dhanka kale kooxda Caen ayaa dhankeeda barteeda ku caddeysay in laacibkeeda ku biiray Inter.


Yann Karamoh oo ka tirsan xulka kayar 21-ka sano ee Faransiiska ayaa kooxdiisa Caen u saftay 35 kulan isagoo 5 gool u dhaliyay xilli ciyaaredki 2016-17.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip