Xulka, France , Portugal iyo Belgium oo guulo muhiim ah gaaray kulamada isreeb-reebka koobka Adduunka 2018

0
Friday September 01, 2017 - 01:29:57 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka, France , Portugal iyo Belgium oo guulo muhiim ah gaaray kulamada isreeb-reebka koobka Adduunka 2018

    Jimco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Yurub



Xulka, France , Porgal iyo Belgium ayaa guulo muhiim ah gaaray kulama isreeb-reebka koobka Adduunka 2018 loogu soo baxayo.


 

France ayaa 4-0 ku dharbaaxday xulka Netherland oo 10 ciyaaryahan ku dheelayay waxaana goolasha u kala dhaliyay Antonio Griezmann, Keylian Mpembe iyo Lemar oo 2 gool saxiixay.


Dhanka kale Xulka Belgium ayaa 9-0 ku dardaray xulka Gibraltar, waxaana goolasha min 3 gool u saxiixay Lukaku iyo Meunier , halka goolasha kale ka yimaadeen Witzel oo marki dambe roose qaatay , Mertens,iyo Hazarad oo mudo kadib garoomada gool kula soo laabtay.



Xulka Portugal ayaa isna dhankiisa guul muhiim ah gaaray waxuuna 5-1 ku dubtay Faroe Islands, waxaana goolasha saddex kamid ah u saxiixay Ronaldo, halka goolasha kale ay ka heleen, William Carvalho iyo Oliveira.


Hadda halkan ka aqriso dhammaan natiijooyinka.

 

World Cup - UEFA Qualification:: group A August 31

Bulgaria 3 - 2 Sweden

France 4 - 0 Netherlands

Luxembourg 1 - 0 Belarus

World Cup - UEFA Qualification:: group B August 31

Hungary 3 - 1 Latvia

Portugal 5 - 1 Faroe Islands

Switzerland 3 - 0 Andorra

World Cup - UEFA Qualification:: group H August 31

Belgium 9 - 0 Gibraltar

Cyprus 3 - 2 Bosnia-Herzegovina

Greece 0 - 0 Estonia




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip