Chelsea lasoo wareegtay Davide Zappacosta

0
Friday September 01, 2017 - 01:44:45 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea lasoo wareegtay Davide Zappacosta

    Jimco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- London




Chelsea ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca kooxda Torino Davide Zappacosta kasaoo heshiis 4 sano ah la galay kooxda Blues-ka


25 jirkan ayaa Cheslea qorshahiisa soo galay gebagabadii suuqa kala iibsiga, waxayna kooxda Horyaalak Ingiriiska haysata kula wareegtay 21 milyan laacibkan heerka caalami ee dalka talyaaniga.


War qoraal ah oo lagu daabacay Bogga kooxda torino ayaa lagu shaaciyay saxiixa laacibkan.



 

Zappacosta, oo afarta ta kulan euu ciyaaray xulka Italy helay markii uu Conte ahaa macalinka Azzuri ayaa Chelsea u safan doona kulanka ay ka hortageyso kooxda Leicester City marka ciyaaraha caalamiga laga soo laabto.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip