Jarmalka iyo Ingiriiska oo guulomuhiim ah gaaray kulamdii isreebreebka koobk adduunka ee xalay dhacay

0
Saturday September 02, 2017 - 08:08:09 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jarmalka iyo Ingiriiska oo guulomuhiim ah gaaray kulamdii isreebreebka koobk adduunka ee xalay dhacay

    Sabti- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Yurub


Xulka Germany ayaa guul aad muhiim ugu aheyd ka gaaray dhiggiisa Czech Republic oo ay xalay kulan katirsan isreebreebka koobk adduunka ku yeesheen garoonka Eden Arena.

Werner's fourth minute goal was the earliest goal from a German team since back in 2013

Jalmarka ayaa goolasha ka helay laacibka weerarka uga ciyaara kooxda RB Leipzig Timo Werner, waxaana goolka labaad u raaaciyay M.Hummels.



Czech Republic ayaa golka qura ka heshay VladimĂ­r Darida.


Group C waxaa kadib 7 kulan 21 dhibcood ku hogaaminaya Germany, waxaana kusoo xiga Nothern Ileland oo leh 16 dhibcood.


 

Dhanka kale Xulka England ayaa 4-0 ku dharbaaxay xulka Malta, waxaana goolahsa ukal adhaliyay Bertrand, Welbeck iyo Harry Kane oo laba gool saxiixay.


Xulka England ayaa Group F ku horkacaya 17 dhibcood , waxaase ku dhaggan Slovakia oo 15 dhibcood leh.


Halkan ka aqriso Natiijooyinka kulamada kale


World Cup - UEFA Qualification:: group C September 1

Czech Republic 1 - 2 Germany

Norway 2 - 0 Azerbaijan

San Marino 0 - 3 N.Ireland

World Cup - UEFA Qualification:: group E September 1

Kazakhstan 0 - 3 Montenegro

Denmark 4 - 0 Poland

Romania 1 - 0 Armenia

World Cup - UEFA Qualification:: group F September 1

Lithuania 0 - 3 Scotland

Malta 0 - 4 England

Slovakia 1 - 0 Slovenia




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip