Maxay ku kala baxeen Heegan iyo Horseed+Sawirro Xul ah

0
Saturday September 02, 2017 - 11:46:18 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ku kala baxeen Heegan iyo Horseed+Sawirro Xul ah

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho


Kooxda Kubadda Koleyga Heegan ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhiggeeda Horseed kadib ciyaar xiiso leh oo ay ku yeesheen garoonak Wiish.


Kulankan oo ahaa kulanki 26 ee horyaalka kubada Koleyga waxaa usoo daawasho tagay dadweynaha jecel kubadda Kolega oo masuuliyiin qeyb ka ahaa]ayeen, waxayna labada koox soo bandhigeen ciyaar ay dadwaynihii daawanayay ka maqsuudeen.



Labada ayaa qey hore ee ciyaarta aad iygu dhawaa xagga abdnhig ciyaareedka iyo dhibcaha waxaan qeybta hroe lagu kala 25-24 oo ay hogaanka ku hayaan Wiilasah Heegan.


Marki laysku soo laabtay waxaa Wiilasha Heegan oo ay horkacayeen Cabdalla james, Cbadfitaax Buukaale iyo Cali Baraawinii ay Koleyga Horseed ku hubsadeen dhibco badan kadib weerar xoog leh oo ay ku qaadeen,w axayna Heega qeybta labaad keensatay 26 dhibcood, halka Hoseed ay la timid 15 dhibcood taasoo wadarta guud ka dhigtay in 51-39 lix Jesto nadiif ah ay guusha ku raacday Kooxda Daafacenysa Horyaalka kubadda Koleyga Heegan.


Cabdalla James oo No-9 u qaata Heegan ayaa loo aqoonsaday laacibka garoonka isal isaga ayaa dhaliyay dhibcihii ugu badnaa kulanka markii Koleyga ku hubsadaay 9 Jeesto oo u dhigan 18 dhibcood.


Heegan ayaa kadib 5 kulan fadhida kaalinta labaad ee horyaalka waxayna leedahay 10 dhibcood, waxaan ka horeysa Dekedda oo kulan dheeri leh ah ciyaartay oo leh 12 dhibcood.


Horseed ayaa dhankeeda fahdisa kaalinta saddexaad waxayna leedahay 10 dhibcood, waxaana wali lagu guda Jiraa wareega hore ee horyaalka


Maanta waxaa garoonak Wiish ku loolami doona Kooxaha Dekedda iyo Plasma



 Sawiradda iyo Diyaarinta Xuseen Maxamed Hadaafow

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip