Spain oo si la yaaqaan isaga reebtay Italy+Sawirro

0
Sunday September 03, 2017 - 00:35:04 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Spain oo si la yaaqaan isaga reebtay Italy+Sawirro

    Axad- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Yurub

Xulka spain ayaa 3-0 ku dharbaaxay xulka Italy  oo kulan katirsan isreebreebka koobka adduunka ku yeesheen garoonka Santiago Bernabeu.


Labada xul ayaa garoonka  soo galay iyagoo garbaha isku haya xagga dhibcaha hogaanka Group G, waxaase Spain yadda u billaabay da’yarka wacdaraha dhigaya ee kooxda Real Isco kaasoo daqiiqadi 14 kubad laad xoh u dhaliyay , waxuuna gooliisa labaad shabaqa ku hubsaday daqiiqadi 40 kadib markii baas wacan  ka helay Andres Iniesta , waxaana qeybta hore lagu nastay 2-0.



Marki laysku laabta tababare Ventura iyo Xulkiisa Azzuri ayaa awood u yeelan waayay inay kasoo kabtaan goolasha , waxaana gool saddexaad oo rajo tiray daqiiqadi 83 ugu shubay Alvaro Morata oo badal kusoo galay ciyaarta.


Spain ayaa Group G ku hogaamineysa 19 dhibcood, Italy ayaa kusoo xigta oo leh 16, waxaana booska saddexad fahdida.


 

Halkan ka aqriso natiijooyinka kulamda kale ee isreebreebka

World Cup - UEFA Qualification:: group D September 2

Georgia 1 - 1 Ireland

Serbia 3 - 0 Moldova

Wales 1 - 0 Austria

World Cup - UEFA Qualification:: group G September 2

Albania 2 - 0 Liechtenstein

Israel 0 - 1 FYR Macedonia

Spain 3 - 0 Italy

World Cup - UEFA Qualification:: group I September 2

Finland 1 - 0 Iceland

Aband.Croatia ? - ? Kosovo

Ukraine 2 - 0 Turkey

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip