Gianluigi Buffon oo caawa tariikh u dhigay kubadda cagta yurub

0
Sunday September 03, 2017 - 00:39:30 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gianluigi Buffon oo caawa tariikh u dhigay kubadda cagta yurub

    Axad- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Madrid



Gianluigi Buffon ayaa wali sii wadda rikoor jabinta. goolhaayahaan Talyaaniga ah ayaa baal cusub ka galay kubada cagta qaaradda yurub kadib markii uu caawa matalay xulkiisa kulan ay guuldarada kalakulmeen Spain.


 

Xulka qaranka talyaaniga ayaa caawa la ciyaaray dhiggiisa Spain, waxuuna Buffon xulkiisa la wadaagay Guurdarro aysan ku qancin, waxuuse isagu noqday ciyaaryahanki u horeeyay ee qaarada yurub ee safta 170 kulan taariikhda.



Majiro ciyaaryaan kale oo xulalka yurub u ciyaaray xulkiisa muddo dheer iyo waliba aduunka. kaliya afar ciyaaryahaan ayaa ka sareeya Buffon.


 

Saddaxda ciyaaryahaan waxeey kala yihiin Ahmed Hassan oo 184kulan u saftay Maser. Al-Deayea oo 178kulan u saftay sacuudiga. iyo Claudio Suarez oo 178kulan i saftay Mexico.


 

 

Shabaq ilaaliyaha Juventus ayaa wuxuu noqon doonaa 40s ano jir bisha janaayo. haddii uu xulkiisa talyaaniga uu u safto in kabadan 15-kulan. Buffon waxa uu jabbin doonaa rikoorka aduunka.


 W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip