Pele oo Ronaldo ugu hambalyeeyay Rikoodhka uu ka jabiyay

0
Sunday September 03, 2017 - 09:02:23 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pele oo Ronaldo ugu hambalyeeyay Rikoodhka uu ka jabiyay

    Axad- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Brazil




Goolashii saddexleyda uu Cristiano Ronaldo habeenkii khamiita ka dhaliyay Faroe Islands inuu ka sara maray oo 77 gool oo heer caalami ah u dhaliyay xulkiisa , halka Ronaldo uu isna dhaliyay 78 gool.


Ronaldo ayaa hadda ku dhex jira shanta ugu sareysa gool dhalinta ciyaaraha caalamiga, waxaaa dhafay id kamidah ciyaaryahanda halyeeyada kubada cagta dunida Pele.



" Waxaan kuugu hanbalyeynayaa inaad ka mid anoqotay shanta gool dhaliya ee dunida ugu sareysa ayu hayeeyga reer Brazil barta Bulshada "Bravo!"


Ronaldo ayaa hadda kaalinta afaraad kula mideysan laacibka reer Iraq Hussein Said Mohammed waxaana ka horeeyay Godfrey Chitalu, oo 79 gool dhaliyay 84 oo uu saxiixay  aacibkii hore ee xulka Hungary iyo kooxda Real Madrid Ferenc Puskas iyo 109 uu shabaqa ku hubsaday laacibka reer Iran Ali Daei.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip