Arsen Wenger Ayaa Shaaca ka qaaday Inuu Dalab Kale Ka gudbin dono Lemar

0
Sunday September 03, 2017 - 13:43:09 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsen Wenger Ayaa Shaaca ka qaaday Inuu Dalab Kale Ka gudbin dono Lemar

    Axad- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- London





Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Arsenal ay dib ugu soo laaban doonto doonistii  xiddiga Monaco ee Thomas Lemar ka dib markii ay  ku guuldareesteen inay soo wareegaan xagaagaan.




Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Premier League ay 100 milyan euro ku dalbatay Thomas Lemar, lakiin waxa uu doonayaa inuu dalab labaad u diro ciyaaryahanka khadka dhexe.





Wenger ayaa doonaya inuu 21 jirkaan uu keeno   Premier League, iyadoo Alexis Sanchez uu isha ku hayo inuu ku biiro Manchester City. Si kastaba ha ahaatee, go'aanka Lemar ayaa diiday inuu fursad u helo inuu ku biiro kooxda Gunners, inkastoo labada dhinac ay burburiyeen.




Inkastoo xiddiga reer France uu doortay Monaco ka hor Arsenal, Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu sii wadi doono raadinta ciyaaryahanka khadka dhexe, islamarkaana uu dalab kale ka gudbin mustaqbalka dhow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip