Vidal Oo Ogolaaday Inuu Ku Biiro Inter Milan Xagaaga soo aadan Balse Shuruud adag Dul dhigay!

0
Sunday September 03, 2017 - 13:43:09 in Wararka by
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Vidal Oo Ogolaaday Inuu Ku Biiro Inter Milan Xagaaga soo aadan Balse Shuruud adag Dul dhigay!

    Axad- Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Italia



Sida laga soo xigtay wargeyska Tuttosport, ciyaaryahankii hore ee Juventus ayaa laga yaabaa inuu ku laabto Serie A.





Wararka Ka imaanaya Italia ayaa sheegaya in ay Inter  Milan ay diyaar u tahay inay 60 milyan oo euros u soo bandhigto xiddiga heerka caalami ee Chile, 





Tuttosport ayaa sidoo kale ku adkeysaneysa in Milan ay xiiseyneyso Vidal, islamarkaana qorsheyneysa inuu u dhaqaaqo hadii ay u soo baxaan Champions League xilli ciyaareedka soo socda.




30 Sano Jirkaan  ayaa heshiiska Uu Bayern Munich  uu kula jiro uu ku egyahay 2019,  waxaana Lagu Bur burin karaan Qandaraaskiisa xagaaga soo aadan € 30m.




Vidal ayaa 124 kulan Saftay Serie A . isagoo dhaliyey 35 gool, isagoo caawiye ka ahaa 22 gool.


W/D Abdirahman Abduqadir Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip