Davide Zappacosta oo looga yeeray xulka Talyaaniga kulanka isreebreebka Koobka Adduunka

0
Sunday September 03, 2017 - 15:19:35 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Davide Zappacosta oo looga yeeray xulka Talyaaniga kulanka isreebreebka Koobka Adduunka

    Axad-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Italia




Azzurri ayaa 3-0 qasaaro ah kala kulantay xulka Spain, Leonardo Bonucci ayaa la ganaaxay, waxaana laga ganaaxi doonaa kulanka Israel, halka Atalanta daafacaceeda  bidix Leonardo Spinazzola uu dhaawac soo gaaray daqiiqadii ugu danbeysay Kulankkii qasaaraha 3-0 kala kulmeen Spain.



Tababare Giampiero Ventura ayaa u yeeray Zappacosta, kaasoo  u duulay London habeenkii Khamiista si uu u dhameystiro heshiiska uu uga soo wareegayo Torino kooxda Chelsea.




25 jirkaan ayaa ah daafac garabka midig kaasoo sidoo kale  ciyaari kara daafac  dhexe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip