France oo barbaro lagu celiyay, Netherland oo rajo soo yeelatay iyo Portugal oo guul dirqi ah gaaray kulamada isreebreebka koobka Adduunka

0
Monday September 04, 2017 - 09:09:11 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    France oo barbaro lagu celiyay, Netherland oo rajo soo yeelatay iyo Portugal oo guul dirqi ah gaaray kulamada isreebreebka koobka Adduunka

    Isniin- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Yurub



Xulka dalka faransiiska ayaa barbaro lama filaan ahayd kala kulmay xulka Luxembourg ciyaar ka dhacday dalka faransiiska.


DHanka kale Netherland ayaa 3-1 Bulgaria, sidoo kale Sweden ayaa 4-0 ku dubatay Belarus, waxaana Gurop A 17 ku hogaaminaya France , Sweden ayaa kusoo xigta oo oo 16 dhibcood fahdida halka Netherland ay dhankeeda Rajo wanaagsan soo gashay kadib guuldaradii xanuunka badnayd ee Faransiiska kasoo gaartay todobaadki tagay, waxayna leedahay 13 dhibcood, waxaana xul waliba u haray 2 kulan.



 

Dhanka kale Xulka Portugal ay ku rafaadeen ka gaaray xulka Hungary oo 10 ciyaryahan ku ciyaarayay 60 daqiiqo waxaana goolka qura u dhaliyay weeraryahaka kooxda Acmilan Andre Silva.


Halkan ka aqriso Natiijooyinka kulamadii xalay dhacay ee isreebreebka koobka adduunka 2018 ka dhici doona dalka Ruushka.


World Cup - UEFA Qualification:: group A September 3

Belarus 0 - 4 Sweden

Netherlands 3 - 1 Bulgaria

France 0 - 0 Luxembourg

World Cup - UEFA Qualification:: group B September 3

Faroe Islands 1 - 0 Andorra

Hungary 0 - 1 Portugal

Latvia 0 - 3 Switzerland

World Cup - UEFA Qualification:: group H September 3

Estonia 1 - 0 Cyprus

Gibraltar 0 - 4 Bosnia-Herzegovina

Greece 1 - 2 Belgium

World Cup - UEFA Qualification:: group I September 3

Croatia 1 - 0 Kosovo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip