Baro 7-ciyaaryahan oo dhaawacday qalbiyada taageerayaasha Arsenal

0
Monday September 04, 2017 - 09:27:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro 7-ciyaaryahan oo dhaawacday qalbiyada taageerayaasha Arsenal

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London


 

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sanadkan suukha kala iibsiga ku weysay xiddigo muhiim ah halka kuwa kale ay Qatar u gashay inay ka tagaan, waloow ay kufara adeegtay si ay u xafidato.


Chamberlin ayuu ahaa ciyaaryahanka kooxda katagay kuna biiray kooxda Liverpool, balse ciyaaryaha Alexis Sanches ayaa noqday laacib ay dhib weyn ka marto Arsenal waxayna ugu dambayn ku guuleysatay inuu sanadkale usii ciyaaro waloow uu June 2018 dhacayo heshiiskiisa isla markaana beeca xorta uu ku bixi karo.



Taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa cadowtooyo ballaaran u qaaday ciyaaryahano ay inbadan usoo sacbiyeen, waxaana liiska sanadkan ka baaqday Sanches.


Haddaba halkan ka aqriso liiska 7-da laacib ee qalbi jabka ku sameeyay Arsenal


 

1. Patrick Vieira kubiiray Juventus (2005 ugu abiiray aduun dhan £13.7m)


 

2. Ashley Cole kubiiray Chelsea (2006 ugu biiray aduun dhan £5m + William Gallas).


 

3. Thierry Henry kubiiray Barcelona (2007 ugu biiray aduun dhan £16m).


 

4. Emmanuel Adebayor kubiiray Manchester City (2009 ugu abiiray aduun dhan£25m)


 

5. Samir Nasri kubiiray Manchester City (2011 ugu biiray aduun dhan £24m


 

6. Cesc Fabregas kubiiray Barcelona (2011 ugu abiiray aduun dhan £35m)


 

7. Robin van Persie kubiiray Manchester United (2012 ugu biiray aduun dhan £24m)


 W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip