Milan oo u dhaqaaday saxiixa Danilo Pantic

0
Monday September 04, 2017 - 09:56:04 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo u dhaqaaday saxiixa Danilo Pantic

    Isniin- Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Milan




Milan ayaa isha la raaceysa laacibka garabka uga ciyaara kooxda Chelsea Danilo Pantic, kaasoo waqti amaah ku qaadanaya Partizan Belgrade ee dala Serbia.


 

Sida laga soo xigtay Mediaset Premium,Maareeyaha Milan Massimiliano Mirabelli ayaa la socda horumarka uu laacibkan sameynayo ka hor inta aysan bisha January u dirin dlab rasmi ah.



Bisha Oktoobar atuu 21 jirsanayaa , waxuuna ka ciyaaraa garabka bidix ee weerarka, sidoo kale waxuu ka ciyaari karaa dhanka midig ama booska weeraryahanada ka dambeeya.


 

Partizan ayaa haysata ruqsad ay ku iibsan karto marka uu xilli ciyaaredka dhamaado isagoo horeyba halkan uga soo bilaabay ciyaarihii ka horintii usan Cheslea u dhaqaaqin 2015.


 

Pantic ayaa asidoo kale amah ugu soo ciyaaray kooxda Vitesse and SBV Excelsior ee dalka Netherlands.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip