Saxiixyadi ugu qaalisanaa Premier League 2017/18 oo hal koox laga sameeyay

0
Monday September 04, 2017 - 14:28:20 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxiixyadi ugu qaalisanaa Premier League 2017/18 oo hal koox laga sameeyay

    isniin-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isniin-England

 Horyaalka Ingiriiska  oo  ka  mid ah horyaalada ugu xiisaha badan   dunida ayaa sanadkan  bixiyay qarash kor u dhaafaya  hal Bilyan,  iyadoo kooxaha Magaalada Manchester ay noqdeen kuwa qraashaka ugu bdan bixiyay isugeyn.


 

Hadaba dhacdadaan waxaa ku eegaynaa ciyaaryahaanada horyaalka Ingiriiska kusoo biiray innagoo ku sameyn doona koox ka kooban 11-shaqsi. anagoo mar waliba kusoo xulaneena booska shaqsiga ugu qaalisan.




 

Waxaa is weydiin mudan. kooxdaani aan qoraalka ama hab dhaqaalaha ku eegayno. "Maku guuleysan lahaayeen horyaal Premier League?"


 

Kooxda tan ee ugu qaalisan waxaa shabaqa u ilaalinaaya.


 

GOALKEEPER: Ederson oo Man City, £35milyan ugu soo biiray.


 

Daafacyada waxee kala yihiin.


Daafac Bidix. Benjamin Mendy Man City ayuu £52milyan ugu biiray


 

Daafac dhaxe Davinson Sanchez Tottenham ayuu £42milgan ugu biiray.


 

Daafac dhaxe. Victor Lindelof Man United ayuu ku imaaday£31milyan.


 

Daafac Midig. Kyle Walker £45milyan ayuu ugu biiray Man City,


 

Khadka dhaxe waxaa lasoo xushay.


Khad dhaxe. Gylfi Sigurdsson oo Everton £45milyan ugu biiray


 

Khadka dhaxe. Bernardo Silva Man City ayuu £43milyan ku imaaday.


Khadka dhaxe Nemanja Matic Man United ayuu £40milyan uu ku imaaday.


 

Weerarka. Alexandre Lacazette oo Arsenal, £46.5milyan kujooga.


 

Weerarka. Alvaro Morata oo Chelsea ugu soo biiray£60m)


 

Weerarkam Romelu Lukaku Man United ayuu £75milyan ku imaaday.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip