Layaab! Guddiga Horyaalka Spain oo Uefa ku dacweeyay Man City

0
Monday September 04, 2017 - 16:02:39 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Layaab! Guddiga Horyaalka Spain oo Uefa ku dacweeyay Man City

    Isniin- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Madrid



Guddiga Horyaalka Spain ayaa weydiistay Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub (Uefa ) in ay baaraan dhaqaalaha ay Manchester City ku bixisay suuqa kala iibsiga 2017-18, iyagoo tilmaamay in ay dhibaato u geysaneyso kubadda cagta.


Paris Saint-Germain ayaa hadda bartamaha kaga jirta baaritaan kadib markii ay £198m Neymar uga qaateen Barcelona, iyagoo heshiis ay rasmi ka dhigayaan sanadka dambe la gaaray Kylian Mbappe.



 

Guddoomiyaha La Liga Javier Tebas ayaa aamisan in labda koox ay Qatar ugu jiraan in ay ku dhacaan sharciga hanaanka dhaqaaaha (financial fair play rules, taasoo looga golleeyahay in lagu joojiyo in kooxaha qarash gareeeyaan wax ka badan awoodooda.


Warbixin lagu daabacay Associated Press, ayuu Tebas ayaa sheegtay in Man City iyo PSG ay gargaar dhaqaale ka helayaan bankiyada Bariga dhexe, taasoo burburineysa kubada cagta qaaradda yurub.


 

Man City waxaa 2008 iibsaday koox lagu magacaabo Abu Dhabi Group , waxxayna xilli ciyaareedkan qarash gareeyeen £215m.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip