Marcos Rashford oo England guul muhiim ah u horseeday

0
Monday September 04, 2017 - 23:38:42 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marcos Rashford oo England guul muhiim ah u horseeday

    isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isniin- London




Laacibka weerarka uga ciyaara Xulka England iyo kooxda Manchester United ayaa xulkiisa ka caawiyay in ay guul ka gaaraan dalka Slovakia.


Slovakia oo martu ku ahayd garoonak Wembley ayaa goolka la hormatayw axaana daqiiqadi 3-aad u saxiixay laacibka qadka dhexe ee kooxda Celta Vigo Stanislav Lobotka, waxaase England usoo barbareeyay xiddiga qadka ee kooxda Tottenham Eric Dier oo caawin ka helay Marcos Rsahford.



Xulka England oo natiijada kulanka ad aad muhiim ugu ehayd ayaa sameeyay isku day ballaaran oo ay ku doonayaan in ay guusha ku haleelaan, waxaana u rumeeyay Da’yarka Marcos Rashfor doo caawiyaha goolka koowaad ahaa waxaana markan ku caawiyay Henderson oo Liverpool u safta.


Xulka England ayaa Group f ku Horkacaya 20 dhibcood waxuuna 5 dhibcood oo nadiif ah ka sareeya xulka Slovakia oo 15 dhibcood, waxaana booska labaad kula loolami doona Scothland iyo Slovania oo leh min 14 dhibcood.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip